Have your say..Have Your Say!

Fariintaada ku dhaaf halka / Send your comment, please!

Mario Ismail

San José, CA

Ali & Awrala, buena película de Somalia con buena historia. Me gusta la actriz Awrala ella es joven y hermosa. Keep it on.

Nassir Ahmed

Nairobi, Kenya

Filmkan film caadi ahen waaye, illaa hadda nairobi shinema and local somali TV channels waa saaran yahay dhamaan dadkii dhigay waxay Nairobi kayihiin celebrety weyn. Anniga Nassir ahaan waxaan jeclahay inaan noqdo actor ee Somtv maxa kadheheysiin. Somtv shaqo fiican ayad dadka u qabaten. .

Fathia

USA

wad salaman tihiin dhaman bahda somtv filimka wan dawaday waxan sugayay mudo dheer aad ayan uga helay waxad uga shaqeysen si heer sare ah waxan idinka sugeyna filiman kale thanks

M Geelleh

Boston, USA

I always tought this was another typical so-called somali film, but I was wrong. The movie was acted superbly by these young actors, the sound, the picture quality of the films was god. All eyes are now on Awrala and where she goes from there. The new face of the somali films. I would like to thank all actors and last but not least Abdimalik and all Somtv team.

Yasmin Hassan

Roskilde, Denmark

The best somali movie so far. Abdimalik did gr8 job we cant wait his next film.

Amina Olad

Doha, Qatar

Somtv wa mahadsan tihiin runtii filmkan anniga ad ayan u jecleystay markasta xata wan ku ceshceshta. Malyuun si fiican u jishay filimka, Cali inu dhinto wan ka xumahay. Dadaadlkina halka ka si wada filmaan kalena fadlan soo saara adinko mahadsan.

Fathia

USA

wad salaman tihiin dhaman bahda somtv filimka wan dawaday waxan sugayay mudo dheer aad ayan uga helay waxad uga shaqeysen si heer sare ah waxan idinka sugeyna filiman kale thanks

Cabdullahi Mukhtar Sheykh,
Mombasa, Kenya

Dhaman wan idin salamay bahda SOMTV waxana leenaha meelo badan oo muhima o lo bahnaa ayuu tabanaya flemkan marka siiwada waa loo bogay. Salan 2aad

Faisal Mohamed

Birmingham, UK

A MUST SEE FILM!!!

Really this is the  film. I had watched couple of other films but they didn't work out they way it should. this film's story is powerful and really amazing without spoiling it for you it has great actors talented and brave  basically a film as the way it should be when I sat down I thought it would be another somali film No, no. NOOooo this film is like magic an eye catching

EFFECTS:5STAR
CAMERA-FOCUS:S5TAR
PERFORMANCE:5STARS 

if you haven't seen it yet go out and buy it worth every penny I grantee you.

Dida Jama

Australia

Aqyaarta waan idin salaamay waan fiirsaday filimka waana ka helay aad ayuu runtii u fiicaan yahay <caadi maaha>

Cabdullahi Jowhar

Jigjiga

Horta way salaaman yihiin SOMTV dhammaan kaddib Filimkan waa filim aad iyo aad u fiican oo nolosha xaqiiqda jirta wax ka taabanaya, run ahaantii waan u bogay Filimkan. Waanay mahadsan yihiin SOMTV marlabaad.

Liban Isse

Minisodha, USA

This is what I call a good somali movie. I baught my copy from these guys' website and what i've got ....man it is worth of every cent. The bad newz is that I feel sory for the guys behind this good movie, because these Minnesota thugs studios have no respect for anything shame on them they already selling illegal copies in their shops and I've heard some also edited as if it was theirs. I think ppl shouldn't buy these copy DVDs from them. They have to know that buying these pirated-dvds you killing and puting out of biz these growing somali film makers.

Yasmin Abshir

Doha, Qatar

film fican waaye anegu wan ka helay welina kama boganin wa ku ceshceshta mar kaste. Mahadsanidin dhamaan dadki oo isku so dubariday & Somtv. bye, Yasmin

Ismaciil

Nairobi, Kenya

Somtvfilmz, thanks for this wonderful film Ali & Awrala. All my homies waayaha Cusub, mohamed, haybe & jk kuli a ku jiran. you guys rock.

Xasan Cabdulaahi Aweys,

The Netherlands
Runtii hadii aan fikirkayga ka dhiibto daawashadii filimka waxaan kusoo koobi lahaa in waligeed aan la jilin filim sidaan oo kale ah mararka qaar wuxuuba la jaanqaadi karaa kuwa ree galbeedka ra,yigayga laakiin diinta iyo dhaqanka ayaa naga reebay marka tayada iyo tusmada filmku aad ayay runtii u sareysaa fadlan ku dadaalka oo laba laaba hamigiina ku aadan sara u qaadida iyo baarujinta bahwaynta soomaaliyeed film ku baraarujin lahaydeenaa hees ku baraarujin lahaydeenaa madadaalo ku baraarujin lahaydeenaa meesha aad hada maraysaan kasii wada bilaahi calaykum aad ayaan idinkugu mahdinayaa guul guul intii gacan ka gaysatay filmkan
 
F.G waligay ebedkay maanan is lahayn filim soomaali ah oo sidaan ah ayaad daawan doontaantaa


Asli Ali

West London

Thank you Somtv, what a good movie!! I really enjoyed.I watched with my sisters and they all loved. We feel sorry for the poor lad, Ali. I didn't want him die that night!

Guled Hassan

London, UK

Inaba caadi ma ahan filimkan. Runtii waa film wax walba u dhamaayeen, madadaalo iyo wax walba si fiican loo soo farsameeyey. Aad ayeey u mahadsan yihiin raggii ka soo shaqeeyey ee isku soo duba riday.

Ayan Abukar,

Wellington,
Newzealand

Runtii film fiican u ahay anigana aad u jecleystayoo xata dadka oo matalaayey ay ahayen dad oo xirfad u leh arimahaneto. Malyun is the rising star, the face of the new somali films. All eyes on her! Go malyun go!!!

Maxamed Ducaale,

Phoenix, Arizona

Caadi ma ahan filmkan. aad eyeey u mahadsan yihiin dhamaan ragi kasoo shaqeeyey oo isku soo dubariday. Xaqiiqdii anniga maxamed ahaan aad ayaan uga helay habka jilista, duubista, xataa codka oo filimada kale eber ka yihiin top uu ahaa. Somtv dadaalkiina sidaa ku sii wada. Cant wait next Somtv movie!.... bye

Back<<1,2,